Masuuliyiin katirsanaa maamulka Somaliland oo Musuq maasuq loo xiray

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay masuuliyiin hore oo katirsanaa maamulka Somaliland ,kuwaa oo loo heesto Musuq maasuq. Ciidamada booliiska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Maareeyihii hore ee Madbacada Qaranka Somaliland Saciid Saalax Shire iyo agaasimihii maamulka iyo Maaliyadda ee madbacada Qaranka Cabdikariin Cabdulaahi Cumar. Labadan nin … Continue reading Masuuliyiin katirsanaa maamulka Somaliland oo Musuq maasuq loo xiray